Skip to main content
sahmiye's blog

maahmaahyo iyo murti (qaybta 1aad)

Afkeena afka soomaaliga ahi wuxuu ka mid yahay afafka ku hodanka ah maahmaahyada iyo murtida. Maahmaahyada waxay xambaarsan yihiin murti iyo waayo-aragnimo ay somalidu si dadban iyo si toos ahna wax isugu gudbiyaan.

Maqaaladan taxane ah ayaan ka qori doonaa maahmaahyada anigu si gaar ah i taabanaya ama i saameeye kuwaas oo ah kuwa aan ugu jecel ahay.