heesta "Muufo Macaan"
Heesta "Muufo Macaan" waa hees taariikhii ah, oo waxay amaaneeysaa muufada. Saad og tihiin, muufada waxay ka mid tahay cuntooyinka laga sameeyo galaydu ay dadka soomaalida beeraan.
Heesta:
Muufoy muufoy, muufo Janaale muufoy
Muufo macaan, lagaama marmee muufoy
Anigu muufaan doonayaa (muufo muufo muufo macaan)
Maraq aan ku dhuuqaan doonayaa (muufo muufo muufo macaan)
Maro aan hirtaa baan doonayaa (muufo muufo muufo macaan)
Minan aan galaa baan doonayaa (muufo muufo muufo macaan)

Muufo la'aanteed miyaan noolaan karaa?

- Previous: First post!
- Next: qofka doqonka ahi iyo Soomaalida